(Sawirro) Shariif Xassan oo Saddex sano ka dib ku laabtay Magaalada Baydhabo

Madaxweynihii hore ee Maamulka Koonfur Galbeed Somalia Shariif Xassan Shiikh Aadan ayaa saddex sano ka dib ku laabtay magaalada Baydhabo ee gobolka Bay. Shariif Xassan ayaa waxaa garoonka dayuuradaha Baydhabo ku soo dhoweeyey siyaasiyiin iyo qeybaha bulshada gobolka Bay. Madaxweynaha Koonfur Galbeed C/casiis Laftagareen ayaa xafiiiskiisa kula kulmay Shariif Xassan iyo xubnaha la socday. “Alxamdu … Continue reading (Sawirro) Shariif Xassan oo Saddex sano ka dib ku laabtay Magaalada Baydhabo